HomeWararKGS:-  Maxkamad Xukun ku ridday Nin kufsaday Gabar 5 sano jir ah

KGS:-  Maxkamad Xukun ku ridday Nin kufsaday Gabar 5 sano jir ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maxkamad ku taalla Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa Xukun ku ridday Nin la sheegay in uu kufsi gaystay kaas oo horay maxkamadda loo soo taagay. Maxkamadda ayaa ku heshay danbiga sida la sheegay Ninkaas, waxaana la shegay in uu kufsaday Ceeyni Cabadullahi baadiyoow oo 5 jir ah. Ninkaan kufsiga gaystay ayaa da’diisa lagu […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa Xukun ku ridday Nin la sheegay in uu kufsi gaystay kaas oo horay maxkamadda loo soo taagay.

Maxkamadda ayaa ku heshay danbiga sida la sheegay Ninkaas, waxaana la shegay in uu kufsaday Ceeyni Cabadullahi baadiyoow oo 5 jir ah.

- Advertisement -

Ninkaan kufsiga gaystay ayaa da’diisa lagu sheegay 20 sano, waxaana Maxkamadda Gobolka Baay ay sheegtay in dhamman caddeumihii loo baahnaa lagu helay Ninkaan, iyadoo 5 sano oo xarig ah lagu xukumay.

Degaanada maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa kusoo badanayay dhawanahaan kufsiga, waxaaana xusid mudan in maalmo ka horb xukun dil ah lagu fuliyay rag la sheegay in ay kufsadeen wiilal yar yar ah, waxaana degaanada maamulkas ka dhacay bannaan baxyo lagu taageerayo dilkii lagu fuliyay labadii Labo Nin oo la sheegay in ay Wiilal kufsadeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories