HomeWararDowlad shaacisay in aysan aqoonsan doonin Israa’iil

Dowlad shaacisay in aysan aqoonsan doonin Israa’iil

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Dowladda dalka Pakistan ayaa ku dhawaaqday in aysan dowlad ahaan u  aqoonsan doonin Israa’iil tan iyo inta laga helaayo dowlad ay leeyihiin dadka reer falastiin, taas oo shuruud looga dhigay in ay ku qanacsan yihiin shacabka falastiiniyiinta. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Imran Khan ayaa hadalkan sheegay, waxaana uu si qoto dheer ugu nuux-nuuxsaday  in aysan aqabli […]

- Advertisement -

Dowladda dalka Pakistan ayaa ku dhawaaqday in aysan dowlad ahaan u  aqoonsan doonin Israa’iil tan iyo inta laga helaayo dowlad ay leeyihiin dadka reer falastiin, taas oo shuruud looga dhigay in ay ku qanacsan yihiin shacabka falastiiniyiinta.

Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Imran Khan ayaa hadalkan sheegay, waxaana uu si qoto dheer ugu nuux-nuuxsaday  in aysan aqabli doono waxyaabaah ay wadaan maamulka Yahuudda ee ah in ay dowlad ka dhistaan dhulka reer Falastiin.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale Imran Khan uu sheegay in loo baahan yahay inshacabka Falastiin ay helaan dowlad ay iyagu leeyihiin oo ay ku qanacsan yihiin.

Hadalka kasoo yeeray Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan ayaa imaaanaya iyadoo Imaaradka iyo Isra’iil ay yeesheen xiriir Diboloomaasiyadeed oo labada dal ay sida wada jir ah ugu dhawaaqeen, waxaana arrintaasi ay keentay in waddamo badani ay ka hadlaan tallaabada ay ku dhaqaaqday Imaaraadka, waxaana gar wadeen iyo dillaal ka ahaaa wada hadalkaas dalka Maraykanka .

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories