HomeWararGaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo gacanta lagu dhigay

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda Federaal Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Saraakiisha Kumaandooska Dana bee ku Degaanka Gendershe ee Gobolka Shabeellaha Hoose  ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaan gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo sida ay sheegeen ku soo jeeday […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda Federaal Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Saraakiisha Kumaandooska Dana bee ku Degaanka Gendershe ee Gobolka Shabeellaha Hoose  ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaan gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo sida ay sheegeen ku soo jeeday Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in waxyaabihii saarnaa gaarigaas laga furay haddana uu gacanta ugu jiro Ciidanka Danab, wararku waxaa ay intaas ku darayaan in Ciidanku ay wadaan Howlgallo ballaaran oo degaankaas ammaankiisa lagu sugayo.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgalo kala duwan ka waday deegaano dhowr ah oo ka tirsan Goboka Shabeellaha Hoose, waxaana dhawaan ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Kuntuwaarey ee Gobolkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories