HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si kulul u Cambaareeyay weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay lagu qaaday Hotelka Elite ee Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa tacsi loogu diray eheladii iyo qaraabadii ay ka bexeen dadkii ku geeriyooday mashaqada ka dhacday Hotelka Elite. Waxaa uu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si kulul u Cambaareeyay weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay lagu qaaday Hotelka Elite ee Magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa tacsi loogu diray eheladii iyo qaraabadii ay ka bexeen dadkii ku geeriyooday mashaqada ka dhacday Hotelka Elite.

- Advertisement -

Waxaa uu Madaxweynaha Jubbaland Alle uga baryay in janadiisa ka waraabiyo dadkii dhacabka iyo Mas’uuliyiinta ahaa eek u geeriyooday weerarka hotelka, isagoo kuwa ku dhaawacmay Caafimaad taam ah u rajeeyay.

Al-shabaab ayaa warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite ee xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaas ku geeriyooday 16 qof, halka 13 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa kamid ah Agaasimihii xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cabdi iyo dad kale oo u badnaa shacab, isla markaana ku damaashadayay Hotelka Elite.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories