HomeWararDhacdo Naxdin leh:- Gabdho aroos ahaa oo dil iyo dhaawac loo...

Dhacdo Naxdin leh:- Gabdho aroos ahaa oo dil iyo dhaawac loo gaystay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacday arrin naxdin ku abuurtay  bulshada Baladweyne iyo guud ahaanba Gobolkaasi, kadib markii lagu dilay Gabar aroos ahayd oo usbuuc ka hor uu arooskeedu uu dhacay, halka Gabar kale oo arooskeeda la diyaarinayay dhawaac halis ah uu soo gaaray. Mid ka mid ah ehelada Gabdhaha dhibaatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacday arrin naxdin ku abuurtay  bulshada Baladweyne iyo guud ahaanba Gobolkaasi, kadib markii lagu dilay Gabar aroos ahayd oo usbuuc ka hor uu arooskeedu uu dhacay, halka Gabar kale oo arooskeeda la diyaarinayay dhawaac halis ah uu soo gaaray.

Mid ka mid ah ehelada Gabdhaha dhibaatada loo gaystay ayaa Radio Dalsan u sheegtay in dhacdadu ay ka djacday guri ay joogeen labada gabdhood, waxaana qol ay ku jireen usoo galay Nin la sheegay in gabadha dhimatay uu Abti u ahaa, waxaana si arxan darro ah uu ugu weeraray Baangad, waxaana isla goobta ku geeriyootay Gabadha uu Abtiga u ahaa oo mardhaw aroos kasoo baxday, sidoo kale Gabadha kale ee dhawaaca halista ahi gaadhay waxaa la sheegay in qaban-qaabada aroos keedu uu socdayn, ehelkeeduna ay doonayeen in Magalada Muqdisho ay ku aroos gasho.

- Advertisement -

“ Labada Gabdhood waxaa ay ku dhex nasanayeen qolka, mid ka miod ahi waxaa ay haysatay taleefan, Gabadha dhimatay Abtigeed ayaa usoo galay qolka, waxaana uu xirtay iridda, kadibna Baangad ayuu si aan kala sooc lahayn ayuu ula dhacay” sidaas waxaa Radio Dalsan u sheegay qof ka mid ah ehelada Gabdhaha.

Xaaladda Gabadha dhaawac ah ayaa la sheegay in xaaladdeeda caafimaad ay taahy mid aad u daran waxaana lasoo sheegayaa in Cusbitaalada baladweyne loola cararay, balse waxaa wararku ay sheegayaan in xaaladdeeda caafimaad wax loogu qaban la’yahay, eheladduna waxaa ay qorshaynayaan sida la sheegay in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya loosoo qaado.

Ninka la sheegay in uu  falkaas dhimashada iyo dhaawac leh gaystay ayaa xaaladdiisa caafimaad horay ay caadi u ahayd, mana jirin sida la sheegay xaalad xagga dhimirka  ah oo uu qabay Ninka falka gaystay, balse  qaar ka mdi ah eheladu waxaa ay sheegeen in laga yaabo in uu maandooriye soo isticmaalay.

- Advertisement -

Dhacdadaan ayaa naxdin ku abuurtay bulshada ku nool Magaalada Baladweyne, waxaana la sheegay in ay tahay dhacdo naadir ah oo aan horay uga dhicin Baladweyne.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories