HomeCaalamkaIsraa'iil oo duqeymo Cusub ku bilowday Kooxo hubeysan

Israa’iil oo duqeymo Cusub ku bilowday Kooxo hubeysan

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidamada Israel ayaa Axadda maanta ah bilaabay duqeymo cusub oo dhanka cirka ah oo ay ku weerarayaan fariisimaha kooxda Xamaas ee marinka Gaza, waxayna xireen aagga kaluumeysiga ee kuyaala xuduudda Falastiin iyadoo taa lagaga jawaabayo gantaalo iyo qaraxyada lagu weeraro dhanka Israel.

Tallaabadan ayaa timid ka dib toddobaadyo ay xiisaduhu kacsanaayeen, oo ay ka mid tahay isku dhacyo fiidnimadii Sabtidii ka dhacay xadka Gaza iyo Israa’iil, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamadu.

- Advertisement -

Daraasiin Falastiiniyiin ah ayaa “gubay taayirro, waxay ku tuureen walxaha qarxa iyo bam-gacmeedyo xayndaabka amniga, iyagoo isku dayeen in ay usoo dhawaadaan,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay ciidamada difaaca Israail.

Dhinaca kale, khadadka taleefannada ee u dhexeeya Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa la furay Axadda maanta ah, sida uu caddeynayo wicitaan ay sameeyeen wariyeyaal ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters, waxaana arrintani ay timid ka dib markii labada dal ay asbuucii hore u dhaqaaqeen sidii ay caadi uga dhigi lahaayeen xiriirkooda diblomaasiyadeed.

Ma cadda goorta la fasaxay wicitaanka telfoonnada ee laga diro Imaaraatka loona diro Israel, laakinse taariikh ahaan is-wicitaanka labada dal ayaa ahaan jiray mid xanniban.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories