HomeWararDEG DEG:-Toogasho ka bilaabatay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar

DEG DEG:-Toogasho ka bilaabatay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

War Goordhow Idaacadda Dalsan kasoo gaaray Xarunta Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in halkaas laga dhex maqlayo rasaas xoogan oo u dhexeeysa rag hubeysan iyo Ilaalada Xarunta Xabsiga. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Xabsiga dhexdiisa lagu toogtay qaar kamid ah Ilaalada Xabsiga, halka dad kalena lagu dhaawacay, in kastoo weli aan si rasmi […]

- Advertisement -

War Goordhow Idaacadda Dalsan kasoo gaaray Xarunta Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in halkaas laga dhex maqlayo rasaas xoogan oo u dhexeeysa rag hubeysan iyo Ilaalada Xarunta Xabsiga.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Xabsiga dhexdiisa lagu toogtay qaar kamid ah Ilaalada Xabsiga, halka dad kalena lagu dhaawacay, in kastoo weli aan si rasmi ah loo ogeyn Khasaaraha jira.

- Advertisement -

Wararka ayaa inaas kusii daraya in saddex ruux oo kamid ahaa Maxaabiista xabsiga ay qoryo qaateen, isla markaana ay toogasho ku bilaabeen Askartii ilaalada ka aheyd halkaas.

Ciidamo la tirsan kuwa Asluubta iyo kuwa Booliska dowladda ayaa gebi ahaan xiray waddooyinka gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Xabsiga, waxaana cakiran xaaladda ka jirta Xaruntaas.

Wixii kasoo kordha Wararkaan Radiodalsan.com kala soco Insha Allaah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories