HomeWararXisbiga C/raxmaan C/Shakuur oo ka horyimid xubno ay ansixiyeen Golaha Wasiirada

Xisbiga C/raxmaan C/Shakuur oo ka horyimid xubno ay ansixiyeen Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka horyimid xubno kamid ah Xubnaha Golaha adeegga garsoorka oo Khamiistii lasoo dhaafay ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre. War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa waxaa lagu sheegay in Xukuumaddii  horey ay dhacay, kadib markii uu is Casilay Ra’iisul Wasaarihiii dalka, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka horyimid xubno kamid ah Xubnaha Golaha adeegga garsoorka oo Khamiistii lasoo dhaafay ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa waxaa lagu sheegay in Xukuumaddii  horey ay dhacay, kadib markii uu is Casilay Ra’iisul Wasaarihiii dalka, isla markaana ay gebi ahaan meesha baxayaan xubnihii Golaha Wasiirada.

- Advertisement -

Sidoo kale Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay 5 xubnood oo ka tirsan Golaha adeega Garsoorka oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada, isagoo Go’aankaas u sheegay inuu yahay mid si ula kac loogu tuntay Dastuur dalka.

Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay in xubno ka mid ah Xukuumaddii dhacday ay ansixiyeen Golaha Adeegga Garsoorka, “Xukuumad heysata Kalsoonida Baarlamaanka ayaa awood u leh inay soo jeediyaan”

“Waa tallaabo kale oo si ula kac ah Rajiimka talada haya ugu tuntay dastuurka iyo shuruucd Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya “ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga Wadajir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts