HomeWararMuqdisho iyo Gobolada dalka oo Maalintii 2-aad siweyn looga Ciidayo

Muqdisho iyo Gobolada dalka oo Maalintii 2-aad siweyn looga Ciidayo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maanta oo ah maalinta labaad ee Ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka, waxaana magaalooyinka dalka ka socdo munaasabado waa weyn oo loogu dabaal degayo Ciidda. Magaalooyinka Jowhar, Kismaayo, Baydhabo, Garoowe, Dhuusamareeb iyo deegaano kale oo dhowr oo ku yaalla dalka ayaa saaka si weyn looga dareemayaa dabaal degga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo ah maalinta labaad ee Ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka, waxaana magaalooyinka dalka ka socdo munaasabado waa weyn oo loogu dabaal degayo Ciidda.

Magaalooyinka Jowhar, Kismaayo, Baydhabo, Garoowe, Dhuusamareeb iyo deegaano kale oo dhowr oo ku yaalla dalka ayaa saaka si weyn looga dareemayaa dabaal degga maalinta labaad ee ciidul Adxa.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa la soo buux dhaafiyay goobaha leyskugu yimaado sidda xeebta Liido, Xeebta Jasiira, Daljirka Dahsoon, Beerta Nabadda iyo beerta Daaru-salaam waxaana dadku ay isugu marxabeynayaan maalinta labaad ee ciidda.

Ciidda Carafo ama ciidul Adxa ayaa sannadkaan ku soo aadday iyadoo caalamka uu kala xirxiranyahay oo cudurka halista ah ee  Covid-19 uu dalka ka jiro balse waxaa soo yaraanaya tirada dadka cudurka laga helo ee dalka jooga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts