HomeCaalamkaHong Kong oo dalbatay xariga shaqsiyaad ay siwayn u baadigoobayso

Hong Kong oo dalbatay xariga shaqsiyaad ay siwayn u baadigoobayso

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Booliiska Hong Kong ayaa dalbanaya in la xiro 6 qof oo u dhaq-dhaqaaqa dimuqraadiyada oo imika ku nool dalalka reer galbeedka sida UK, sida ay warbaahinta qortay. Waxaa ka mid ah dadka ay Hong kong dalbanayso in la xiro Simon Cheng oo horey uga shaqeyn jiray qunsuliyada UK, Nathan Law oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliiska Hong Kong ayaa dalbanaya in la xiro 6 qof oo u dhaq-dhaqaaqa dimuqraadiyada oo imika ku nool dalalka reer galbeedka sida UK, sida ay warbaahinta qortay.

Waxaa ka mid ah dadka ay Hong kong dalbanayso in la xiro Simon Cheng oo horey uga shaqeyn jiray qunsuliyada UK, Nathan Law oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada iyo Samuel Chu oo ah muwaadin haysta dhalashada Mareykanka .

- Advertisement -

Waxaa shaqsiyaadkan loo haystaa in ay jabiyeen sharciga cusub ee ammaanka oo ay dowladda Shiinaha ku soo rogtay Hong Kong,sida uu baahiyay telefishinka Shiinaha.

Booliiska jasiirada Hong Kong ayaa dhankooda diiday in arrintaan ay ka hadlaan.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa maalin uun ka dib markii doorashadii lagu waday in Hong Kong ay ka dhacdo bisha September ay dowladda dib u dhigtay muddo hal sano.

- Advertisement -

Go’aankaas ayaa lagu micneeyay sababo la xiriira kiisaska cudurka Covid-19 oo sare u sii kacaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts