HomeCaalamkaHay’ad COVID-19 ku tilmaamtay Musiibo tii ugu darneyd ee dunida

Hay’ad COVID-19 ku tilmaamtay Musiibo tii ugu darneyd ee dunida

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Hay’adda caafimaadka  ee WHO iyo khuburo dhinaca caafimaadka ka shaqeeya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka shiray saamaynta uu cudurka Corona ku reebay dunida, waxayna warbixin ay soo saareen ku sheegeen in cudurka Corona noqday masiibado caafimaad midii ugu darnayd ama ugu xumayd ee caalamka soo martay.

Waxay sidoo kale intaa ku dartay WHO in cudurka Corona ama Covid-19 uu adduunka kusoo kordhiyay dhibaatooyin salka ku haya dhaqaale xumo iyo caafimaad darro isla markaana uu haleelay dad tiro ahaan gaaraya 16.5 milyan oo ku kala nool adduunka oo dhan.

- Advertisement -

Agaasimaha guud ee WHO Tedros adhanom Gebresos ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Geneva  ku sheegay arrimahan iyo kuwo kale oo la xiriira shaqooyinka ay WHO ka hayso caalamka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories