HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay geeridii Xildhibaan Axmed Galti

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay geeridii Xildhibaan Axmed Galti

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas oo ku dhintay Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoorqoor ayaa tacsi u diray qoyskii, qaarabadii, Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf  oo xanuun haayay ugu geeriyooday Isbitaalka Difeer ee Muqdisho “Waxaan tasci tiiraanyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay geeridii ku timid Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas oo ku dhintay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa tacsi u diray qoyskii, qaarabadii, Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf  oo xanuun haayay ugu geeriyooday Isbitaalka Difeer ee Muqdisho

- Advertisement -

“Waxaan tasci tiiraanyo leh udirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaah ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti) oo geeriyooday, waxaa Allaah uga baryeynaa in uu Janadiisa Fardowso ka waraabiy” ayuu yiri Qoorqoor.

Sidoo kale waxaa uu hadkiisa sii raacsiiyay Madaxweynaha Galmudug “Samir iyo iimana Allaah hanaga wada siiyo dhamaan Ehelada, Asxaabta, shacabka Iyo Xildhibanada iyo Maamulka Galmudug”.

Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf ayaa kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanayay Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories