HomeCaalamkaShiinaha oo markale Dowladda Ingiriiska uga digay tallaabo ay qaaday

Shiinaha oo markale Dowladda Ingiriiska uga digay tallaabo ay qaaday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Shiinaha ayaa ka digay UK iney ka qoomameyn doonto cawaaqib xummada ka dhalata haddii ay sii waddo waddada khaldan ay ku socota oo ay ku faragelineyso arrrimaha Hong Kong. UK waxay Isniinti ku dhawaaqday iney hakisay heshiiski Shiinaha lala galay ee ku saabsanaa Hongkong iyada oo jawaab uga digeyso sharciga uu Shiinaha doonayo inuu Hongkong […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shiinaha ayaa ka digay UK iney ka qoomameyn doonto cawaaqib xummada ka dhalata haddii ay sii waddo waddada khaldan ay ku socota oo ay ku faragelineyso arrrimaha Hong Kong.

UK waxay Isniinti ku dhawaaqday iney hakisay heshiiski Shiinaha lala galay ee ku saabsanaa Hongkong iyada oo jawaab uga digeyso sharciga uu Shiinaha doonayo inuu Hongkong uu ka hirgeliyo.

- Advertisement -

Danjiraha Shiinaha u fadhiya UK oo ka jawaabayo hadalka ka soo yeeray UK wuxuu sheegay iney UK “si ulakac ah u soo farageliso” arrimaha gudaha dalka Shiinaha.

Liu Xiaoming wuxuu sheegay “Shiinaha weligii ma faragelinin arrimaha gudaha UK. UK waa iney sidaasi oo kale ka sameysaa arrimaha Shiinaha.”

Horraantii bishan Ra’isal wasaaraha UK Boris Johnson wuxuu ku baaqay iney 3 malyan oo qof oo ka mid ah shacabka Hong Kong uu siinayo dhalashada UK si ay dalkaasi u degaan, isaga oo sheegay in dadkaasi loo oggolaanayo iney soo codsadaan dhalashada dalka UK.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts