HomeCaalamkaTiradii hal maalin ugu badneyd ee Coronavirus oo la diiwaan geliyey

Tiradii hal maalin ugu badneyd ee Coronavirus oo la diiwaan geliyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxa ay sheegaysaa in xaaladaha cusub ee cudurka Covid-19 ee maalinlaha ah ay ka sara martay rubac malyuun, markii ugu horraysay tan iyo markii uu cudurkaasi dilaacay. Taas oo ka dhigan tiradii ugu badnayd hal maalin. Sare u kaca ugu weyn ayaa waxaa laga diiwaangeliyay dalalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxa ay sheegaysaa in xaaladaha cusub ee cudurka Covid-19 ee maalinlaha ah ay ka sara martay rubac malyuun, markii ugu horraysay tan iyo markii uu cudurkaasi dilaacay. Taas oo ka dhigan tiradii ugu badnayd hal maalin.

Sare u kaca ugu weyn ayaa waxaa laga diiwaangeliyay dalalka Mareykanka, Brazil, Hindiya iyo Koonfur Afrika.

- Advertisement -

In ka badan 600 oo kun oo qof ayaa haatan la og yahay inay cudurkaasi u dhinteen.

Tirada guud ee dhimashada fayraska corona ee dunida ee maalinlaha ah, waxay kor u dhaaftay 7,360 taasi oo ah tiradii ugu badnayd tan iyo 10-kii bishii May.

Maalin ka hora ayay ahayd markii WHO ay diiwaan gelisay tiradii ugu badnayd ee dadka uu soo ridanayo fayraska corna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts