HomeCaalamkaTrump oo diiday in dadka Mareykanka lagu khasbo sameynta hal Arrin

Trump oo diiday in dadka Mareykanka lagu khasbo sameynta hal Arrin

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuusan shacabka reer Mareykan ku amri doonin iney xirtaan maaskarada ama af-xirka looga hortago faafifadda fayraska corona.

Hadalkiisan ayaa ku soo beegmaya xilli madaxa Cudurada Faafafa ee dalka Dr Anthony Fauci,uu madaxda dowladda iyo kuwa gobollada ku booriyay iney shacabka ku khasbaan xirashada maaskarada.

- Advertisement -

Dr Fauci ayaa intaasi ku daray iney aad muhim u tahay xirashada maaskarada wajiga ayna khasab tahay in qofkastaa uu isticmaalo. Dalka Mareykanka waxaa aad loo siyaasadeeyay xirashada maaskaraatiga wajiga.

Madaxweyne Trump oo mar sii horeysay gaashaanka u daruuray xirashada maaskarada ayaa markii ugu horeysay Sabtidii la soo dhaafay xirtay maaskarada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories