HomeWararRa’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo maanta lagu aasayo Magaalada Garoowe

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo maanta lagu aasayo Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagasoo dejiyo Meydka allaha u naxariistee ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo maalmo ka hor ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Turkiga. Marka lagasoo dejiyo garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa lagu wadaa in salaadda Janaasada ay ku dukadaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed […]

- Advertisement -

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagasoo dejiyo Meydka allaha u naxariistee ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo maalmo ka hor ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Turkiga.

Marka lagasoo dejiyo garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa lagu wadaa in salaadda Janaasada ay ku dukadaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan labada gole.

- Advertisement -

Intaa kadib ayaa waxaa loosii duulin doonaa meydka ra’iisul wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax magaalada Garoowe halkaas oo aas qaran loogu sameynayo iyada oo ay ku suganyihiin madaxweynayaasha mamaul gobaleedyda.

Warar kale oo la helayo ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu gaari doono magaalada Garoowe si uu uga qeyb galo aaska qaran ee loo sameynayo allaha u naxariistee Xasan Abshir Faarax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories