HomeWararMeydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo lagasoo dejiyay Garoonka Aadan Cadde

Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo lagasoo dejiyay Garoonka Aadan Cadde

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Diyaaraddii sidday maydka alle ha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Asbhri Faarax oo ka timid dalka Turkiga ayaa kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka mid ahaa masuuliyiin Saladda Janaasada kula dukaday Garoonka Meyd ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax. Sidoo […]

- Advertisement -

Diyaaraddii sidday maydka alle ha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Asbhri Faarax oo ka timid dalka Turkiga ayaa kasoo degtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka mid ahaa masuuliyiin Saladda Janaasada kula dukaday Garoonka Meyd ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax.

- Advertisement -

Sidoo kalana waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda kuwaas oo iyana qeyb ka ahaa maamuuska heerka qaran ah ee loo sameynayay meydka ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo dhawaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Turkiga.

Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa aas qaran loogu sameyn doonaa allaha u raxmadee Xasan Abshir Farax,halkaas oo ay ku suganyihiin masuliyiin heer sare ah oo ay ka mid yihiin madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories