HomeCaalamkaBarlamaanka taageera Khaliifa Haftar oo ansixiyey Arrin dhan ah Liibiya

Barlamaanka taageera Khaliifa Haftar oo ansixiyey Arrin dhan ah Liibiya

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Baarlamaanka Liibiya  ee fadhigiisu yahay bariga dalkaas ayaa meel mariyey mooshin lagu ansixinayo in ciidamada Masar ay soo faro-geliyaan Liibiya haddii loo baahdo, si ay u ilaaliyaan “amniga qaran” ee labada dal, xilli ay jirto wax ay ugu yeereen “qabsashada” Turkey.

Baarlamanka ayaa taageera Jeneral Khalifa Haftar, oo muddo sanad ka badan waday dagaal uu markii dambe ku fashilmay oo uu doonayey inuu ku qabsado caasimadda Tripoli, halkaasi oo fadhi u ah dowladda caalamku aqoonsan yahay.

- Advertisement -

Haftar ayaa waxaa taageera Masar iyo Imaaraadka Carabta, halka dowladda caalamku aqoonsan yahay ay taageeraan Turkey iyo Qatar.

Qaraarka oo goor dambe oo Isniintii ah ay ansixiyeen baarlamanka fadhiggiisu yahay magaalada Tobruk ayaa ogolaanaya “in ciidamada Masar ay soo faro-geliyaan dalka si ay u ilaaliyaan amniga qaran ee Libya iyo Masar haddii ay arkaan halis muuqata oo kusoo socota labada dal”.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories