HomeCaalamkaSacuudiga oo shaaciyay Ganaaxa lagu ridayo dadka u dhuunta Xajka

Sacuudiga oo shaaciyay Ganaaxa lagu ridayo dadka u dhuunta Xajka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijiyay inuu soo rogi doono sharci ganaax lacageed ah, kaasi oo la dul-dhigayo dadka jabiya shuruucda geliddda magaalada Maka. Qofka lagu arko goobaha barakeysan isagoon ogolaasho haysan waxaa lagu ganaaxi doonaa aduun lacageeed oo dhan 2,666 oo doolar. Tallaabadani ayaa looga gol-leeyahay in lagu meel mariyo sharciyada lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijiyay inuu soo rogi doono sharci ganaax lacageed ah, kaasi oo la dul-dhigayo dadka jabiya shuruucda geliddda magaalada Maka.

Qofka lagu arko goobaha barakeysan isagoon ogolaasho haysan waxaa lagu ganaaxi doonaa aduun lacageeed oo dhan 2,666 oo doolar.

- Advertisement -

Tallaabadani ayaa looga gol-leeyahay in lagu meel mariyo sharciyada lagu xaddiday tirada dadka sannadkan xajinaya taasi oo looga hortagayo faafidda fayraska corona.

Warbixin ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Boqortooyada ayaa lagu sheegay in ganaaxaasi uu dhaqan-geli doono laga bilaabo 19-ka bishan July oo ku beegan 28-ka Dhul Qadah) wuxuuna socon doonaa ilaa bisha Ogosto labadeeda.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in ganaaxa lacageed uu laba laabmayo haddii xad-gudubkaasi marlabaad qofka lagu qabto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts