HomeWararShir Deg-deg ah oo Amniga Dhuusamareeb laga yeeshay

Shir Deg-deg ah oo Amniga Dhuusamareeb laga yeeshay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Maaliyada, La taliyaha Madaxweynaha Galmudug ee dhanka Amniga iyo Saraakiisha hay’ada Nabadsugida Galmudug Saraakiisha Booliska ayaa waxaa diirada lagu saray sare u qaadida amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.

Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Maaliyada, La taliyaha Madaxweynaha Galmudug ee dhanka Amniga iyo Saraakiisha hay’ada Nabadsugida Galmudug Saraakiisha Booliska ayaa waxaa diirada lagu saray sare u qaadida amniga guud ee Galmudug iyo kan gaar ahaan Caasimadda oo lagu qabayo Shirka Maamul Goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Madaxweyne ku-xigeen Cali Daahir Ciid ayaa ayaa faray lamaha amniga Galmudug in ay si weyn u adkeeyaan amniga Caasimadda Dhuusamareeb iyo deegaanada ku xeeran.

9-ka Bishaan ayaa lagu wadaa inuu Caasimadda Galmudug ka dhacdo Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, kaasi oo looga hadli doono arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts