HomeCaalamkaShiinaha oo Dowladda Ingiriiska uga digay tallaabo ay qaaday

Shiinaha oo Dowladda Ingiriiska uga digay tallaabo ay qaaday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shiinaha ayaa UK uga digay iney soo faragashato arrimaha Hong Kong gaar ahaanna sharciga ammaanka qaranka ee ay Beijing dooneyso iney ka hirgeliso Hong Kong. Danjire Liu Xiaoming wuxuu sheegay baaqa ka soo yeeray UK ee ah iney dad ka badan 3 malyan oo Hong Kong ka soo jeeda ay sharciga UK siineyso ay tahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shiinaha ayaa UK uga digay iney soo faragashato arrimaha Hong Kong gaar ahaanna sharciga ammaanka qaranka ee ay Beijing dooneyso iney ka hirgeliso Hong Kong.

Danjire Liu Xiaoming wuxuu sheegay baaqa ka soo yeeray UK ee ah iney dad ka badan 3 malyan oo Hong Kong ka soo jeeda ay sharciga UK siineyso ay tahay ‘Faragelin guud’.

- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Dominic Raab ayaa eeddaasi ku gacan seydhay.

Kooxaha ka soo horjeeda sharcigan cusub ayaa sheegay sharcigan inuu meesha ka saarayo xorriyadda iyo xuquuqdi ismaamul ee ay Hong kong lahayd.

Mar sii horreysayna Joshua Wmog oo ka mid ah xubnaha ugu cad cad ee u dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadda Hong Kong wuxuu caalamka uu u diray codsi uu ku dalbanayo in qaddiyadda Hong Kong la garab istaago.

- Advertisement -

Danjire Liu wuxuu sheegay inuu rajeynayo UK iney ka laaban doonto mowqifka ay sharciga muwaaddinimada ku siineyso shacab badan oo Hong Kong ku nool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts