HomeCaalamkaDoon siday Dad shacab ah oo ku degtay Webi iyo baadi-goob socda

Doon siday Dad shacab ah oo ku degtay Webi iyo baadi-goob socda

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dalka Nigeria ayaa laga soo warinayaa    in  ugu  yanaa  21 qof laga  cabsi  qabaa  inay dhinteen ka dib markii dooni  ay ku degtay bariga dhexe ee dalkaasi sida  warbaahinta maxalliga ah ay werisay maanta oo isniin ah . Doontaan, ayaa waday rakaab iyo alaabo ku socday wabiga Benue ee gobolka Benue, Wararka  intaa ku daraya  […]

- Advertisement -

Dalka Nigeria ayaa laga soo warinayaa    in  ugu  yanaa  21 qof laga  cabsi  qabaa  inay dhinteen ka dib markii dooni  ay ku degtay bariga dhexe ee dalkaasi sida  warbaahinta maxalliga ah ay werisay maanta oo isniin ah .

Doontaan, ayaa waday rakaab iyo alaabo ku socday wabiga Benue ee gobolka Benue, Wararka  intaa ku daraya  in doonta ay  degtay  ka dib markii la saaray  tan ka badan  taasi oo kentay in ay  quusto.

- Advertisement -

Warar kala duwan  ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay  doontaasi qalibantay  Wararka  qaar ayaa  tibaaxaya   in 23 rakaab ah ay saarnaayeen dhowr qofna wali la la’yahay.

Afhayeenka u hadlay booliska Catherine Anene ayaa sheegtay in laba qof ay ka soo badbaadiyeen guudaha wabiga iyagoo sidoo kale wali ku jira baadi goobka iyo badbaadinta tiro dad ah oo wali lala yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories