HomeWararAkhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay u Codeynta Hindise Sharciyeedka Mihanadlayaasha Caafimaadka iyo Akhrinta labaad H/Sh Qareemadda Soomaaliyeed. Xalay  ayaa lagu wargeliyay […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay u Codeynta Hindise Sharciyeedka Mihanadlayaasha Caafimaadka iyo Akhrinta labaad H/Sh Qareemadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Xalay  ayaa lagu wargeliyay Xildhibaanada in Maanta uu jiro kulan, kadib markii loo diray fariimo, isla markaana loogu sheegay Ajendayaasha laga doodi doono, loogana baahan inay kasoo qeyb galaan.

Xildhibaanada ayaa maalmihii lasoo dhaafay yeelanayay kulamo is-deba joog ah, iyagoo ku ansixiyay sharciyo dhowr ah, waxaana weli Xildhibaanada horyaalla sharciyo dhowr ah oo laga doonayo inay meel-mariyaan.

Tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo uu si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa ay ansixiyeen sharciyo kala duwan, waxaana kamid ah Metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories