HomeCaalamkaMadaxweyne Donald Trump oo amar ku bixiyay in la sameeyo hal Arrin

Madaxweyne Donald Trump oo amar ku bixiyay in la sameeyo hal Arrin

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu amray in la sameeyo “Beer Qaran oo ku magacaaban Halyeeyada Ameerika” si looga difaaco waxa uu ugu yeeray “taariikhdeenna qaran ee wayn” dadka burburinaya tallooyinka.

Amarkiisan ayaa waxa uu dhigayaa in muddo 60 cisha ah lagu keeno qorshe dhammeystiran oo uu ku jiro deegaanka beerta laga sameynayo.

- Advertisement -

Waxa uu ku adkaynayaa in taalooyinka cusub ay noqdaan kuwo dabiici ah.

Tan iyo markii ay boolisku bishii May dileen George Floyd oo ahaa nin madow ah oo aan hubaysnayn ayaa waxaa dhulka la dhigay tiro taalooyin ah oo ku yaal dalka Mareykanka.

Taalooyinka lala xiriiriyay dadkii adoonta lahaan jiray waqtigii dagaalka sokeeye ee Mareykanka ayaa si gaar ah dalka oo dhan loogu bartilmaameedsaday kaddib dibadbaxyadii ka dhashay dilkii Floyd loogu gaystay magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, kaddib markii askari boolis ah oo caddaan ah uu qoorta kaga taagnaa ku dhawaad sagaal daqiiqo.

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories