HomeMaqalIOM oo dedejineysa Jawaab celinta dedaallo ay wado Dowladda Somalia

IOM oo dedejineysa Jawaab celinta dedaallo ay wado Dowladda Somalia

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadiq Xirsi Warfa ayaa kulankii ugu horreeyay oo alaada fogaan-aragga ah la qaatay Madaxa cusub ee howlgalka Soomaaliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger

Kulanka u dhexeeyay Wasiir Sadiq Warfaa iyo Richard Danziger ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta IOM iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Danziger ayaa waxaa uu xaqiijiyay inay dedejinayaan sidii ay uga jawaab celin lahaayeen dedaallada Dowladda Soomaaliya ay ku dooneyso in la kordhiyo taageerrada horumarineed ee ay helayaan muwaadiniinta ku soo laabannaya Dalka iyo fursaddo shaqo oo loo helo Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Sadiq Xirsi Warfa ayaa waxaa uu tilmaamay in arrinta uu sheegay Danziger ay ka wasaarad ahaan mid u dejinayno xal waara oo isbeddel ku sameeya Shaqo la’aanta ay Dhallinyarada la kulmayaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories