HomeWararDiyaar garoow ka socda Guriceel iyo wafdi Maanta ku wajahan

Diyaar garoow ka socda Guriceel iyo wafdi Maanta ku wajahan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta ku wajahan Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweyne Qoorqoor ee Safarka Guriceel ayaa waxaa ku wehlinaya Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, iyagoo kasoo ambabixi doona deegaanka Balanbale oo haatan ku sugan yihiin. Diyaar garoowga soo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta ku wajahan Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweyne Qoorqoor ee Safarka Guriceel ayaa waxaa ku wehlinaya Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, iyagoo kasoo ambabixi doona deegaanka Balanbale oo haatan ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Diyaar garoowga soo dhoweynta Madaxweyna Galmudug Axmed iyo wafdigiisa ayaa laga dareemayaa Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana socota qaban qaabadii ugu dambeysay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maamulkaas ayaa howlgalo kala duwan ka sameeyay Xaafaddo ku yaalla halkaas iyo Wadooyinka, waxaana Ujeedka howlgalka uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga Magaalada.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa inta uu ku sugan yahay Guriceel ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, isagoo kala hadli doona Arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay Safarro kala duwan ku marayay deegaano ka tirsan Maamulkaas, wxuuuna kulamo la qaatay Shacabka deegaanadii uu safarka ku tegay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories