HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Cudurka Coronavirus ee Mareykanka

Wararkii ugu dambeeyay Cudurka Coronavirus ee Mareykanka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Fayraska korona ayaa ku soo laba kacleeyey oo haatan aad ugu fidaya dalka Maraykanka waxaanay tirada dadka uu ku dhacay haatan gaartay in ka badan laba milyan iyo bar qof. Waxaa laga soo sheegayaa Gobollo dalkaa ku yaalla tiro badan oo hor leh oo uu ku dhacayo cudurku, waxaanay arintaasi cabsi badan ku abuurtay khubarada […]

- Advertisement -

Fayraska korona ayaa ku soo laba kacleeyey oo haatan aad ugu fidaya dalka Maraykanka waxaanay tirada dadka uu ku dhacay haatan gaartay in ka badan laba milyan iyo bar qof.

Waxaa laga soo sheegayaa Gobollo dalkaa ku yaalla tiro badan oo hor leh oo uu ku dhacayo cudurku, waxaanay arintaasi cabsi badan ku abuurtay khubarada caafimaada iyo dadka caadiga ah ee Maraykanka labadaba.

- Advertisement -

Dalka Mareykanka ayaa waxaa uu kamid yahay dalka uu sida darran u sameeyay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo aduunka oo ka dhan ku faafay, kaasi oo markii hore kasoo bilowday dalka shiinaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories