HomeWararXaliimo Yarey oo Maanta hortageysa Xildhibaanada Golaha Shacabka

Xaliimo Yarey oo Maanta hortageysa Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho oo si KMG ay ugu shaqeeyaan.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay dhameystirka dooda xeerka Mataaladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maalmihii la soo dhaafay laga doodaya, iyagoo cod u qaadi doona xeerkaas.

- Advertisement -

Dhinaca kale Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yarey ayaa lagu wadaa in Maanta ay hortegto Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Guddoomiye Xaliimo Yarey ayaa Xildhibaanada Golaha ka hor jeedin doonta sida uu qorshahu yahay Warbixin ku saabsan doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan dalka Soomaaliya dhamaadka sanadkaan 2020/2021.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan in Maanta uu jiro kulanka Golaha, isla markaana Munadayaasha laga doonayo inay kasoo qeyb galaan si loo dardar-geliyo howlaha horyaalla Baarlamaanka, iyagoona maalmihii lasoo dhaafay yeelanayay kulamo is-daba joog ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories