HomeCaalamkaTirada dadka uu ku dhacay COVID-19 ee Mareykanka iyo Brazil oo korortay

Tirada dadka uu ku dhacay COVID-19 ee Mareykanka iyo Brazil oo korortay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Anthony Fauchi oo ah  khabiir u qaabilsan arrimaha dhibaatooyinka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in waddankiisa uu “dhibaato daran” ku cudurka faafa ee corona virus. Jaamacadda Johns Hopkins ayaa ku dhawaaqday diiwaangelinta 2249 qof oo ah dhimasho, halka bishii la soo dhaafay 46 kun oo kiis oo corona virus ah laga diwaan galiayay […]

- Advertisement -

Anthony Fauchi oo ah  khabiir u qaabilsan arrimaha dhibaatooyinka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in waddankiisa uu “dhibaato daran” ku cudurka faafa ee corona virus.

Jaamacadda Johns Hopkins ayaa ku dhawaaqday diiwaangelinta 2249 qof oo ah dhimasho, halka bishii la soo dhaafay 46 kun oo kiis oo corona virus ah laga diwaan galiayay gudaha Mareykanka, taasi oo muujineysa in uu dib usoo laba kacleeyay xanuunkan.

- Advertisement -

Dalka Baraasiil 99 dhimasho cusub ah oo Corona virus ah ayaa la diiwaangeliyay 4-tii maalin ee la soo dhaafay, taasoo wadarta guud ee dhimashada waddankasia ka dhigeysa 55,961.

Wasaaradda Caafimaadka Brazil ayaa ku dhawaaqday inay in ay diiwaan-galisay 46,860 oo laga helay xanuunka Corona Virus 24-kii saac ee la soo dhaafay, waana tiradii labaad ee ugu badneyd oo cudurkan laga helay  dalka Brazil tan iyo markii uu xanuunkan ka soo if baxay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories