HomeWararSomaliland oo Xabsiga kasii deysay Fanaaniin u xirnaa in ay Muqdisho kasoo...

Somaliland oo Xabsiga kasii deysay Fanaaniin u xirnaa in ay Muqdisho kasoo heeseen

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maamulka Soomaaliland ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu xabsiga kasii daayay Fanaaniin muddooyinkaan dambe xirnaa kuwaas oo kala ahaa Barwaaqo qalanjo iyo Xamda qaali,waxaana loo heystay in ay kasoo heeseen magaalada Muqdisho kadibna ay ku laabteen Hargeysa.

Kadib sii deyntooda oo ay la hadleen Warbaahinta waxa ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin in ay dib u heleen Xorriyaddoodii iyaga oo tilmaamay in ay u mahadcelinyaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay sii deyntooda.

Maamulka Soomaaliland ayaa horay sidaan oo kale Xabsiga ugasii daayay dad magic lahaa oo muddo dheer xirnaa waxaana ka mid ahaa Weriye C/maalik Muuse Coldoon,inta badana waxaa maamulkaas lagu eedeyaa in aysan ixtiraamin xurriyadda hadalka.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in kadib ka qeybgalkiisii shirkii u dhaxeeyay Somalia iyo Somaliland lagala hadlay sii deynta dadka ku jira Xabsiyada ee u xiran arrimo la xiriira isku socodka labada dhinac,iyada oo siideynta fanaaniintaan oo muddo Laba bilood ah xirnaana loo malaynayo in ay ku timid wadahadlkii Jabuuti.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories