HomeWararMidowga Yurub oo lacag badan ugu deeqay Dalal ay ku jirto Somalia

Midowga Yurub oo lacag badan ugu deeqay Dalal ay ku jirto Somalia

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ururka Midowga Yurub ee EU ayaa shaaca ka qaaday inay lacag farabadan ugu deeqeen dalal ku yaalla Geeska Afrika, kuwaasi  oo uu sameeyay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo ku faafay Caalamka oo dhan.

Qoraal kasoo baxay Midowga Yurub ayaa waxaa lagu sheegay in dalalka ay ugu deeqeen lacag dhan 67.4 million oo Dollar, isla markaana uu deeqda ka taageeri doono Urur Gobaleedka IGAD.

Dalalka lacagta loogu daaqay ayaa kala ah Uganda, Ethiopia, Erirea, South Sudan Somalia, Kenya iyo Sudan, kuwaasi uu sameeyay Cudurka COVID-19. iyadoo lacagta loogu talagalay Arrimaha Caafimaadka iyo sidii wax loogu caawin lahaa Bulshada.

Sidoo kale Midowga Yurub ayaa sheegay in lacagahaas deeqda si gaar ah loogu taageeri doono Qaxootiga, Barakacayaasha, Bulshooyinka ka gudba xududaha, ayna ku jiraan kuwa Muhaajiriinta,

“430,000 oo qof oo badankooda ah Haween iyo Carruur waxaa ay heli doonaan daryeel aas-aasi ah, halka 570,000 qof kalena ay heli doonaan biyo nadiif ah, Caafimaad iyo adeegyo kale oo nolosha muhiim u ah” ayaa lagu yiri Qoraalka Midowga Yurub .

Ugu dambeyn Ururka Midowga Yurub ee EU ayaa tilmaamay in deeqda caawinaada dowladaha looga baahan yahay inay dadka uu sameeyay Cudurka COVID-19 u iibiyaaan Qalabka daaweynta oo ay ku jiraan in ka badan 8.5 million ee qalabka looga hortego Cudurka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories