HomeWararMaxaa ka Cusub Maanta Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Somaliland?

Maxaa ka Cusub Maanta Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Somaliland?

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Manata oo Tallaado shaacisay inay diiwaan-gelisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, iyadoona uu Cudurka u muuqdo mid kusii faafaya degaanada Maamulkaas.

Warbixinta maalin la’ah oo ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Cudurka saacadihii lasoo dhaafay laga helay 13 Qof, kadib markii baaritaano kala duwan lagu sameeyay.

- Advertisement -

Dadka laga helay Cudurka oo isugu jira 9 oo rag iyo 4 Dumar ayaa waxaa ay ku kala sugan yihiin Boorama7 iyo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo ay joogaan 6 qof.

Wadarta Guud ee xanuunka deegaanada Somaliland laga helay waxaa ay gaartay  593 qof, halka Cudurka uu haayo 449 Ruux, sidoo kalena Bogsatay 117, isla markaana waxaa u geeriyootay 27.

Somaliland ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku xakameyneyso faafida Cudurka COVID-19, waxaana Guddiga Maamulkaas u qaabilsan ka hortega Cudurka ay dadka ugu baaqeen inay qaatan tallooyinka Caafimaad ee loo jeedinayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories