HomeWararCiidanka Dowladda oo howlgal ku galay degaan ka tirsan Galgaduud

Ciidanka Dowladda oo howlgal ku galay degaan ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah deegaanada Al-shabaab ay ku sugan yihiin Al-shabaabkii ku sugnaa deegaanka Deegaanka ayaa la sheegay inay isaga tageen deegaanka wabxo oo dhowr iyo toban KM u jira deegaankan, iyadoo […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah deegaanada Al-shabaab ay ku sugan yihiin

Al-shabaabkii ku sugnaa deegaanka Deegaanka ayaa la sheegay inay isaga tageen deegaanka wabxo oo dhowr iyo toban KM u jira deegaankan, iyadoo Ciidanka Qalabka sida ay ka dajiyeen deegaankan Calanka Al-shabaab iyo Astaamohooda kale kuwaa oo goob fagaare ah lagu gubey .

- Advertisement -

Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad Sareeye Guuto Mascuud Maxamed Warsame iyo saraakiisha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa bulshada Deegaanka War-xoolo kula hadley goob fagaare ah, waxaa ayna dadka deegaanku balan qaadeen in Ciidamada qalabka sida ay kala shaqeyn doonaan Dagaalka lagula jiro Argagaxisada .

Howlhalkan ayay sidoo kale ciidamadu ku gaareen Deeganada Ceelgod iyo Warar-dhuuma-leh oo dadka joogaa si diiran usoo dhoweeyeen socdaalka ciidamada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories