HomeWararAkhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in kulankii 2-aad ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindin Sharciyeedka Nootaayooyinka, kaasi oo kal horey loo marsiiyay Akhrinta Koowaad, iyagoo Maanta marsiin doona […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in kulankii 2-aad ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindin Sharciyeedka Nootaayooyinka, kaasi oo kal horey loo marsiiyay Akhrinta Koowaad, iyagoo Maanta marsiin doona Akhrintiisa labaad sida uu qorshahu yahay.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulan loogana baahan yahay inay kasoo qeyb galaan, si loo dardar-geliyo howlaha Golaha, maadaama muddo xiloodkoodka uu dhameeynayo dhamaadka sanadkaan 2020.

Kulan Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelan lahaayeen Maalintii Isniinta aheyd ee lasoo dhaafay ayaa waxaa uu u baaqay Kooram la’aan, hayeeshee Maanta ayaa la filayaa inay kulan yeeshaan Golaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories