HomeWararKoonfur galbeed oo shaacisay xilliga ay furmayaan goobaha Waxbarashada

Koonfur galbeed oo shaacisay xilliga ay furmayaan goobaha Waxbarashada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi  iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo dadka,gaar ahaan ardayda halkasi. Madaxweynaha  ayaa sheegay in Bisha July […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi  iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo dadka,gaar ahaan ardayda halkasi.

Madaxweynaha  ayaa sheegay in Bisha July ee soo socota dib loo furi doono dugsiyada ku yaalla deegaanada Koonfur Galbeed,kuwaas oo loo xiray sababo la xiriira cudurka COVID-19.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad-goboleedka  Koofur Galbeed waxa uu xusay in deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan degmada Xudur ay aad u liidato heerka wax barasho ,sidaa daraadeedna  loo baahan yahay in la tayeeyo adeegyada dhanka waxbarashada ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display