HomeWararWiil dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay Xaafad ka tirsan K/Afrika

Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo lagu dilay Xaafad ka tirsan K/Afrika

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kooxo hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah  ayaa xalay xaafad ka tirsan Magaalada Magalada Cape-Town ee dalkaas waxaa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed kana kamid ahaa Ganacsatada kunool dalkaas. Muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamed Xasan, waxaana falka lagu dilay uu sigaar ah uga dhacay Xaafada Samora ee Magalada Cape Town, […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah  ayaa xalay xaafad ka tirsan Magaalada Magalada Cape-Town ee dalkaas waxaa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed kana kamid ahaa Ganacsatada kunool dalkaas.

Muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Ibraahim Maxamed Xasan, waxaana falka lagu dilay uu sigaar ah uga dhacay Xaafada Samora ee Magalada Cape Town, sida uu xaqiijiyay Abdi Alas Guure oo kamid ah hogaanka Jaaliyadda ee Gobolka Western Cape.

- Advertisement -

Ibraahim Maxamed oo ahaa 20 jir ayaa waxaa uu ka shaqeyn jiray goob Ganacsi oo ay leeyihiin Muwaadiniin Soomaaliyeed kuna taalla dalka Koonfur Afrika, waxaana goobta falka uu ka dhacay ka baxsaday ragii hubeysanaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalkaas oo tegay goobta ayaa Dad Soomaali ah oo ku sugnaa halkaas u sheegay in ragii falka geystay ay Ciidanka ku raad-joogaan, isla markaana lasoo qaban doono.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa sanadkaan 2020 gudihiisa lagu dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo aysan jirin cid wax ka qabata dilalka loo geystay Muwaadiniinta, waxaana dilalka usii dheer boob mararka qaarkood loo geysto goobahooda Ganacsiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories