HomeWararKoonfur Galbeed oo beenisay War xasaasi ah oo laga faafiyay

Koonfur Galbeed oo beenisay War xasaasi ah oo laga faafiyay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Maamulka Koonfur Galbeed uu hor istaagay wadahadalo dhexmari lahaa dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka, hayeeshee waxaa arrintaas ka hadashay Koonfur Galbeed. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed  Lafta-gareen ayaa waxaa lagu sheegay in wararka la faafiyay ay yihiin kuwa been […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Maamulka Koonfur Galbeed uu hor istaagay wadahadalo dhexmari lahaa dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka, hayeeshee waxaa arrintaas ka hadashay Koonfur Galbeed.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed  Lafta-gareen ayaa waxaa lagu sheegay in wararka la faafiyay ay yihiin kuwa been abuur ah oo la dhoodhoobay, isla  markaana arrintaas aysan waxba ka jirin.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Lafta-gareen ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka ay Guddi u saareen wadahadaladda labada dhinac, kuwaasi oo weli ka doodaya Ajendaha Shirka, goorta iyo  halka uu Shirkas ka dhici doono.

Ugu dambeyn Qoraalka ayaa waxaa xusay in Maamulka Koonfur Galbeed uu diyaar u yahay inuu marti-geliyo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, isla markaana Madaxda lagu soo dhaweeyo Magaalada Baydhabo.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display