HomeCaalamkaMadaxweyne ku dhawaaqay inay joojin doonaan heshiisyo ay la galeen laba Dal

Madaxweyne ku dhawaaqay inay joojin doonaan heshiisyo ay la galeen laba Dal

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in uu maamulkiisa joojinayo dhammaan heshiisyadii iyo is fahamkii ay la saxiixdeen Israel iyo Mareykanka, oo ay ku jirto amniga.

Madaxweyne Cabaas ayaa hadalkan ku dhawaaqay,  Talaadadii shaley kaddib markii hoggaamiyayaasha Falastiin ay kulan ku yeesheen magaalada Ramallah.

- Advertisement -

Go’aanka ayaa yimid isagoo ka jawaabaya soo jeedinta Israel ee ku saabsan in la ballaarinyo dhismayaasha ay ka dhiseyso Daanta Galbeed.

Cabaas wuxuu sheegay inay mas’uul ka tahay dowladda Maraykanka oo raali uga ah falalka Israel iyo go’aanada ka dhanka ah xuquuqda dadka reer Falastiin.

Israel ayaa la filayaa in 1-da bisha Julaay ay dhaqangaliso heshiisyadii ay la gashay Falastiiin, sida ay ku heshiiyeen Ra’iisal wasaare Netanyahu iyo Benny Gantz, oo ah madaxa xisbiga buluuga iyo cadaanka.

- Advertisement -

Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa ku hanjabay inay baabi’in doonaan heshiisyada laba geesoodka ah ee ay la galaan Israa’iil haddii ay ka gudubto istiraatijiyadda, taas oo wiiqi doonta xalka labada dowladood.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories