HomeWararGalmudug iyo Puntland oo heshiis hordhac ka gaaray dagaalkii Gaalkacyo

Galmudug iyo Puntland oo heshiis hordhac ka gaaray dagaalkii Gaalkacyo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta kulan ku yeeshay deegaanka taaroge ee Galbeedka Magaalada Gaalkacyo, halkaas oo shalay dagaal xoogan uu ku dhexmaray Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda labada dhinac. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii shalay oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac, kaasi […]

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta kulan ku yeeshay deegaanka taaroge ee Galbeedka Magaalada Gaalkacyo, halkaas oo shalay dagaal xoogan uu ku dhexmaray Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda labada dhinac.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii shalay oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac, kaasi oo salka ku haayay dhul-daaqsimaad iyo dilal aano qabiil.

- Advertisement -

Kulankaas ka dhacay deegaanka taaroge ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Senatar Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid  iyo Odayasha dhaqanka labada maamul ee u istaagay sidii loo joojin lahaa colaada soo cusboonaatay.

Labada maamul iyo Odayasha dhaqanka ayaa ugu dambeyntii waxaa ay ka gaareen dagaalkii shalay laba qodob oo kala ah.

1-Xabad joojin labada dhinac ah iyo in la sameeyo guddi ka kooban 14 xubnood oo labada dhinac kala matalaya si loo bilaabo wada hadalo horay loogu balansanaa.

- Advertisement -

Maalinta berrito ah ayaa lagu wadaa in guddiyada la sameeyay ay si rasmi ah ugu wada hadlaan dhameynta dagaalada ku soo laab laabta deegaankaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories