HomeWararFaah faahin:-Madaafiic ku dhacday Xaafad ka tirsan Muqdisho

Faah faahin:-Madaafiic ku dhacday Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Madaafiic salaadii casir ee galabta, kadib ku dhacday qeyb kamid ah Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, kuwaasi oo jugtooda la maqlay. Dad ku sugan Cabdicasiis oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa waxaa ay u sheegeen in laba Madfac ay ku dhacday qeyb kamid ah degmadaas, waxaana mid kamid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa kasoo baxaya Madaafiic salaadii casir ee galabta, kadib ku dhacday qeyb kamid ah Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, kuwaasi oo jugtooda la maqlay.

Dad ku sugan Cabdicasiis oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa waxaa ay u sheegeen in laba Madfac ay ku dhacday qeyb kamid ah degmadaas, waxaana mid kamid ah uu ku dhacay Garoonka kubadda Cagta ee Injineer Yariisow.

- Advertisement -

Weli lama oga Khasaaraha ka dhashay Madaafiica ku dhacday Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, sidoo kalena lama oga halka laga soo tuuray.

Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay uga hadlayaan Madaafiicdaas, iyadoona dadka deegaanka ay sheegeen inay dareemeen cabsi xoogan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display