HomeWararXaalado adeg oo ka taagan deegaan ka tirsan G/Mudug

Xaalado adeg oo ka taagan deegaan ka tirsan G/Mudug

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga soo warinayaa xaalado adag oo xagga nolosha ah, waxaana kordhay khasaaraha soo gaaray bulshada Deegaankaas. Walaac xooggan ayaa  ka soo yeeraya bulshada, taasoo la xariirta dhanka roob xooggan oo halkaa ka da’ay wali wax ka badan 500 oo qoys ayaa banaanka ka jooga deegaanka kaddib saamayn ka […]

- Advertisement -

Deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga soo warinayaa xaalado adag oo xagga nolosha ah, waxaana kordhay khasaaraha soo gaaray bulshada Deegaankaas.

Walaac xooggan ayaa  ka soo yeeraya bulshada, taasoo la xariirta dhanka roob xooggan oo halkaa ka da’ay wali wax ka badan 500 oo qoys ayaa banaanka ka jooga deegaanka kaddib saamayn ka dhalatay roobkaas oo guriyihii qaar dumiyay halka inta hartayna biyo  buux dhaafsheen.

- Advertisement -

Wasiir hore Galmudug Maxamed Soomali ayaa sheegay inay Bacadweyne ka jirto xaalad halis ah oo dhalin karta inay cuduro ka dilaacaan deegaanka, haddii aysan helin gurmad beni’aadannimo.

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ku baaqay in lala soo gaaro kaalmo dhinac kasta leh, maadaama ay heysato xaalado adag oo xagga nolosha ah.

Ilo xog-ogaal ah ayaa soo sheegaya  in qoysas badan ay hooy la’aan heyso, maadaama guryahooda ay daadku qaadeen oo ay bur buriyeen,  waxayna daris la noqdeen qoraxda iyo qabowga habeenkii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories