HomeCaalamkaTrump oo ka hadlay in Markale fagaare uu ka soo muuqdo Kim...

Trump oo ka hadlay in Markale fagaare uu ka soo muuqdo Kim Jong-un

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in Madaxweyne  Kim Jong-un uu mar kale fagaarayaasha ka soo muuqda isaga oo caafimaad qaba. “Waa ku faraxsanahay in uu dib u soo laabt isaga oo wanaagsan! waxaa sidaai bartiisa Tweetar-ka ku qoray Mr Trump, ka dib markii la arkay Kim o xariiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in Madaxweyne  Kim Jong-un uu mar kale fagaarayaasha ka soo muuqda isaga oo caafimaad qaba.

“Waa ku faraxsanahay in uu dib u soo laabt isaga oo wanaagsan! waxaa sidaai bartiisa Tweetar-ka ku qoray Mr Trump, ka dib markii la arkay Kim o xariiga ka jaraya warshad.

- Advertisement -

Waa markii ugu horeysay oo Mr Kim uu goob fagaara ah ka soo muuqdo muddo 3 toddoibad ah.

Kim Jong-un waxaa uu u muuqday mid faraxsan xilli ay jireen warar la isla dhexmarayay oo sheegayay inuu dhintay islamarkana ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta.

Sanadkii 2014-kii, ayaa Kim Jong-un la waayay muddo 40 cisho ah, waxayna taas keentay in wax la iska weydiiyo halka uu ku sugan yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts