HomeCaalamkaHogaamiye Mucaarad Dal oo ku dhawaaqay xabbad Joojin

Hogaamiye Mucaarad Dal oo ku dhawaaqay xabbad Joojin

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeen u hadlay hogaamiyaha xoogaga hubaysan ee mucaaradka Liibiya General Khaliifa Haftar ayaa si rasmi ah u sheegay in ciidamadoodu ay diyaar u yihiin xabad joojin tiirar adag ku taagan iyagoo ixtiraamaya bisha barakaysan ee Ramadaan waa sida uu hadalka u dhigay. Wararka ka imanaya dalka Liibiya ayaa sheegaya inay jiraan in xoogaga General Xaftar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay hogaamiyaha xoogaga hubaysan ee mucaaradka Liibiya General Khaliifa Haftar ayaa si rasmi ah u sheegay in ciidamadoodu ay diyaar u yihiin xabad joojin tiirar adag ku taagan iyagoo ixtiraamaya bisha barakaysan ee Ramadaan waa sida uu hadalka u dhigay.

Wararka ka imanaya dalka Liibiya ayaa sheegaya inay jiraan in xoogaga General Xaftar in ay muddooyinkii danbe garab iyo gaashaan ka helayeen militariga Ruushka iyo dawladda Emaraadka taasoo u sahashay inay dagaalo adag la galaan Dawladda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya oo uu hogaamiyo Madaxweyne Al-wifaaq.

- Advertisement -

Balse General Haftar ayaa xiligan waayay garab badan oo uu ka heli jiray dhinacyadaas taasoo ku timi cadaadis golaha amaanka ee QM ay saareen ruushka iyo Emaraadka iyadoo lagu adkeeyey inay joojiyaan garab siinta dhinacyada Liibiya isku haya si nabad loogu soo dabaalo dalkaasi.

Waxaana la tilmaamay in ciidamadiisu ay la kulmeen guuldarrooyin badan asbuucyadii la soo dhaafay, arintaas oo horseeday inuu ku dhawaaqo xabad joojin maadaama ciidamada Dawladda Liibiya ay ka awood roonaadeen maalmihii u danbeeyey xoogaga mucaaradka ee General Xaftar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts