HomeCaalamkaGobollo badan oo ka tirsan Mareykanka oo laga qaadayo Bandowga

Gobollo badan oo ka tirsan Mareykanka oo laga qaadayo Bandowga

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Gobollo badan oo Mareykanka ah ayaa bilaabaya inay qaadaan amarrada bandawga iyadoo dhanka kalena hogaamiyaasha Mareykanka ay yidhaahdeen kala fogaanshaha bulshadu waa lagama maarmaan noqon doonta xagaaga oo dhan. Laakiin guddoomiyaasha ayaa ka digaya in noloshu si dhakhso ah u soo laaban doonin sidii caadiga ahayd, xayiraadahaasi waxay kusii negaan doonaan meelaha qaarkood si looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gobollo badan oo Mareykanka ah ayaa bilaabaya inay qaadaan amarrada bandawga iyadoo dhanka kalena hogaamiyaasha Mareykanka ay yidhaahdeen kala fogaanshaha bulshadu waa lagama maarmaan noqon doonta xagaaga oo dhan.

Laakiin guddoomiyaasha ayaa ka digaya in noloshu si dhakhso ah u soo laaban doonin sidii caadiga ahayd, xayiraadahaasi waxay kusii negaan doonaan meelaha qaarkood si looga ilaaliyo inuu feyrasku soo laba kaclaynin.

- Advertisement -

Jimcihii, Mareykanka wuxuu arkay kor u kacii ugu badnaa hal maalin, kiisaska la xaqiijiyey.

Laakiin heerka feyraskan ayaa si aad ah hoos ugu dhacay dhowr meelood oo ay ka mid yihiin New York, oo ahayd xudduntii feyraskaasi ee Mareykanka.

Xogtii u danbaysay ee Axaddii, Mareykanka waxa ay marayaan dadka qaaday 940,000 kiis, sida laga soo xigtay Jaamacadda Johns Hopkins, iyo in ka badan 54,000 oo dhimasho ah.

- Advertisement -

Khubarrada caafimaadka bulshada ayaa ka digaya in ka noqoashada xayiraadaha ay sababi karto mowjad labaad oo cudurkaasi ah. Go’aanka lagu joojinayo amarrada qasabka ah ayaa imanaya iyadoo in kabadan 26m oo Mareykan ah ay raadinayaan wax ka difaaca shaqo la aan, iyadoo heerka shaqo la’aantu ay gaadheyso ilaa 16%.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts