HomeCaalamkaShirkad ku dhawaaqday soo saarista Tallaal looga hortegayo COVID-19

Shirkad ku dhawaaqday soo saarista Tallaal looga hortegayo COVID-19

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Xilli Tirada dhimashada uu sababay virus-ka corona adduunka oo dhan ay ku dhowdahay (200,000) Laba Boqol oo kun, ayay Hay’adda Caafimaadka Adduunku ku baaqday dardar-gelinta soo saarista tallaall si loola dagaallamo cudurka Corona Virus.

Shirkad laga leeyahay Shiinaha ayaa sheegtay in ay ku guleeysatay soo saarista tallaal muujinaya loga hortagayo Xanuunkan.

- Advertisement -

Wadarta kiisaska la xaqiijiyay ee cudurkan Covid-19 uu sababay adduunka oo dhan waxay gaarayeen qiyaastii 2.8 milyan, waxana la sheegay in ku dhawaad 196,000 oo quf ay dhinteen halka 789,000 oo qof ay ka soo kabsadeen, sida ku cadd tirakoobka ay soo diyaarisay Jaamacadda Johns Hopkins.

Shirkadda dawooyinka Shiinaha ee Samovar ayaa sheegtay inay soo saartay Tallaal loga hortagayay faafida xanuunkan aaska usameeyay Caalamka oo idil.

Seddex maalmood ka dib markii tallaalkan lagu tijaabiyay  Aadanaha,Seynisyahanada  wali dib uma ay eegin natiijooyinkii hordhaca ahaa ee talaalkan.

- Advertisement -

Af hayeen u hadlay Shirkadda dawooyinka Shiinaha ee Samovar oo lagu magacaabo Yang Guang ayaa u sheegay Wakaalada wararka AFP  in tijaabooyinkii Tallaalkan  ay muujiyeen waxtar  wanaagsan  iyo in shirkada ay ku kalsoontahay suurta galnimada talaalkan.

Sidokale Saynisyahanka reer Mareykan ah oo lagu magacaabo Florien Kramer ayaa bartiisa Twitter-ka  ku sheegay in Shirkada ay bixisay Xogtii ugu horreysay eek u saabsan xal u helista xanuunkan halista ah.

Dhanka kale Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa bilaabay qorshe lagu dardar-galinayo soo saarista tallaalla iyo dawooyin lagula dagaalamaya Virus-kan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories