HomeCaalamkaDalalka Caalamka oo bilaabay Qorshe looga hortegayo COVID-19

Dalalka Caalamka oo bilaabay Qorshe looga hortegayo COVID-19

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ururka Caafimaadka Aduunka wuxuu dhawaan bilaabay qorshe lagu dardar galinayo soo saarista  tallaal  iyo dawooyin laga hortago faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus. Ujeeddada Ololahaan wadajirka ah ayaa ah sidii lo heli lahaa dawooyin tayo leh oo ka horti karo faafida Virus-ka Corona, oo inta badan wadamada Caalamka sameeyay. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António […]

- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Aduunka wuxuu dhawaan bilaabay qorshe lagu dardar galinayo soo saarista  tallaal  iyo dawooyin laga hortago faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Ujeeddada Ololahaan wadajirka ah ayaa ah sidii lo heli lahaa dawooyin tayo leh oo ka horti karo faafida Virus-ka Corona, oo inta badan wadamada Caalamka sameeyay.

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ku baaqay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhaxeeyo wadamada Caalamka lagu baddalo sidii wadajir loga hortagi lahaa xanuunkan Adduunka kala go’doomiyay ee COVID 19.

Waxaa muuqda hoos udhac ku yimid xaaladaha xanuunkan marka loo eego tirakoobyadii ugu dambeeyay ee laga sameeyay waddammada uu aadka u sameeyay xanuunkan.

Marka laga reebo Mareykanka iyo Shiinaha wadamada uu aadka u sameeyay waxa ka mid ah  Talyaaniga oo dadka xanuunkan uu ku dhacay ay gareen 25,969 halka ay u dhinteen dad gaaraya 192,994.

- Advertisement -

Dalka Spain dadka uu ku dhacay Corona waxay gaarayaan 22524, waxaana u dhintay 219764.

Faransiiska waxaa la diwaan galiyay in xanuunkan uu asiibay dad gaaraya159828, halka dhimashada ay gaartay 22245.

Boqortooyada Ingiriiska waxaa uu xanuunkan  haleelay dad gaaraya 143464, waxana u dhintay 1956 qof.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories