HomeCaalamkaIiraan oo hanjabaad Cusub u dirtay dowladda Mareykanka

Iiraan oo hanjabaad Cusub u dirtay dowladda Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Milatariga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa Mareykanka ku eedeeyay inay “Ficilladii shirkadda filimada ee Hollywoodka ku wo u eg” ka dhigeyso arrin isbuucii hore ka dhacday biyaha Khaliigka. Mareykanka ayaa markii hore sheegay in maraakiib dagaal oo ay Iiraan leedahay ay fuliyeen tallaabo “dhibaateyn ah” kaddib markii ay Arbacadii aad ugu dhawaadeen 6 markab […]

- Advertisement -

Milatariga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa Mareykanka ku eedeeyay inay “Ficilladii shirkadda filimada ee Hollywoodka ku wo u eg” ka dhigeyso arrin isbuucii hore ka dhacday biyaha Khaliigka.

Mareykanka ayaa markii hore sheegay in maraakiib dagaal oo ay Iiraan leedahay ay fuliyeen tallaabo “dhibaateyn ah” kaddib markii ay Arbacadii aad ugu dhawaadeen 6 markab oo ay leeyihiin iyagu.

- Advertisement -

Laakiin ciidanka Iiraan ayaa sheegay in ay kordhiyeen roondada ay ka sameeyaan biyaha Khaliijka kaddib markii ay maraakiibta dagaalka ee Mareykanka hotaantii bishan wadadda ka hor istaageen markab ay Iiraan leedahay.

Xiisadda u dhaxeysa labada waddan ayaa sare u kacday kaddib markii uu Mareykanka bishii January dalka Ciraaq ku dilay janaraal u dhashay Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories