HomeCaalamkaSacuudiga oo dilay Nin weerar ku qaaday Fanaanii Ajaanib ah

Sacuudiga oo dilay Nin weerar ku qaaday Fanaanii Ajaanib ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nin toorri la dhacay ugu yaraan saddex qof oo Spanish ah oo ka mid ahaa koox qoob ka ciyaar ku soo bandhigayey xaflad lagu qabtay Sucuudiga ayaa la dilay. Weerarkaa kooxda lagu qaaday wuxu ka dhacay magaalo madaxda Riyadh bishii Nofember oo ay bandhig lagu qabtay. Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay inuu Al-Qaacida xiriir la lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin toorri la dhacay ugu yaraan saddex qof oo Spanish ah oo ka mid ahaa koox qoob ka ciyaar ku soo bandhigayey xaflad lagu qabtay Sucuudiga ayaa la dilay.

Weerarkaa kooxda lagu qaaday wuxu ka dhacay magaalo madaxda Riyadh bishii Nofember oo ay bandhig lagu qabtay.

- Advertisement -

Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay inuu Al-Qaacida xiriir la lahaa ninkaa weerarka qaaday oo magaciisa la yidhaa Cimaad Al-Mansuur oo ah 33 jir Yemeni ah.

Dhacdadani waxay dhacday iyada oo Sucuudigu fudaydiyey xayiraaddii mudada dheer saarayd madadaalada ee ay soo rogeen wadaadada diinta ee muxaafidiinta ahi.

Weerarku wuxuu dhacay 11 Nofember markaas oo ninku isku qaaday masrax ku yaal fagaraha Boqor Cabdallah oo uu halkaa ku tooriyeeyey xubnahaa ka tirsanaa kooxda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts