HomeCaalamkaXaflad Cudurka Coronavirus awgiis murugo isugu beddeshay

Xaflad Cudurka Coronavirus awgiis murugo isugu beddeshay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xaflad dhalasho oo 28 qof oo hal qoys ka wada tirsan ka soo qayb galeen ayaa ku soo gabgabowday murugo. Xafladdaasi dhalashada oo looga shakisan yahay iney sabab u noqotay faafitaanka cudurka Coronavirus wuxuu galaaftay dhowr qof naftood. Seddex qof oo walaala ah markiba cudurka ayey u geeriyoodeen halka 10 qof dadki xafladdaasi ka qaybgalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaflad dhalasho oo 28 qof oo hal qoys ka wada tirsan ka soo qayb galeen ayaa ku soo gabgabowday murugo.

Xafladdaasi dhalashada oo looga shakisan yahay iney sabab u noqotay faafitaanka cudurka Coronavirus wuxuu galaaftay dhowr qof naftood.

- Advertisement -

Seddex qof oo walaala ah markiba cudurka ayey u geeriyoodeen halka 10 qof dadki xafladdaasi ka qaybgalay ka ka mid ahna cudurka uu soo ritay.

Laamaha caafimaadkana waxay xaqiijiyeen ugu yaraan mid ka mid ah xubnihi qoyska ee xafladda dhalshada ka qayb galay inuu qabay Covid-19.

Qorshaha Xafladda

- Advertisement -

Xafladdu waxay 13-ka March ka dhacday Itaperica da Serra, ee magaalada Sao Paulo.

Maalinta ay xafladdu dhaceysay dalka Brazil waxaa laga helay 98 kiis oo cudurka Coronavirus, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka dalkaasi.

Ilaa iyo xilligaasina ma ayasan sheegin kiis dhimasha oo Coronavirus.

Magaalada Sao Paulo, oo ka mid ah magaalooyinka dunida ugu dadka badan oo ay ku nool dad ka badan 21 milyan waxaa laga helay 60 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts