HomeWararTaliyaha Boliiska oo shaaciyay in wax laga bedelayo Bandowga ka dhaqan galay...

Taliyaha Boliiska oo shaaciyay in wax laga bedelayo Bandowga ka dhaqan galay Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa ka hadlay Bandowga habeenkii labaad ka dhaqangalay magaalada Muqdisho isaga oo tilmaamay in wax laga bedeli doono.

Taliyaha ayaa ku amaanay shacabka ku nool magaalada Muqdisho sida ay ula shaqeeyeen ciidamada Boliiska ee loo xilsaaray dhaqangelinta Bandowga magaalada Muqdisho isaga oo faray ciidamada si wanaagsan in ay ula macaamilaa. Bulshada.

Dhinaca kalana waxaa uu tilmaamay in Bandowga uu gaari doono bisha barakaysan ee Ramadaan hase’ahaatee wax laga bedeli doono qaabka uu hadda ku socdo,waxaana taliyuhu sheegay in uu ogsoonyahay in bishaas ay is bedesho nolosha danyartana loo fududeyn doono howlahooda.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories